Sacuudiga oo War ka soo saaray dhalashada bisha Shawaal, kuna dhawaaqay iney beri tahay..

War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga, kadib markii dad kala duwan ay ka arkeen dhulka Boqortooyada. Wararka ayaa sheegaya in Deegaanka Tumair ee dalka Sacuudiga  laga arkay bisha Shawaal, Bayaanka Maxkamadda Sare ee Sacuudiga oo ay faafisay wakaalada wararka Sacuudiga, lagana … Continue reading Sacuudiga oo War ka soo saaray dhalashada bisha Shawaal, kuna dhawaaqay iney beri tahay..